Qeexid
"Arrin doodi ka taagneyd caddeyn."
[-ray, -rtay]
qir ay
qir tay
f.g1"Arrin doodi ka taagneyd caddeyn."
Wadaag:
Qof fal in uu sameeyey caddeyn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.
m.dh
Wadaag:
Wax qiro u yeelid. ld qaree.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.
m.l
Wadaag:
Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: