Qeexid
Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.
Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Qof fal in uu sameeyey caddeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xaalad adag ama halis ah oo ay cidi ku sugnaato. ld qirinqiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax qiro u yeelid. ld qaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qiiro dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qiree. ld qarayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Dhar beddelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qiro2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg qiiroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Awr si qabbir ah u xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qardaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]