Qeexid
"Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro."
"Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro."
Wadaag:
Qof fal in uu sameeyey caddeyn.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta inood oo wax ka koobanyahay.
Ari ka kooban boqol (100) neef.
T. iyo tayo: caddad iyo qaayo.
m.dh
Wadaag:
Timaarta dhirtu dhasho.
Xabuubka beeraha ka baxa.
Tix ay heesi ka koobantahay. 4. Lohod iwm.
m.l.u
Wadaag:
Wax jajabay oo habaasoobey oo dabayshu qaaddo; saxar, boor.
Nooc ka mid ah ciyaarta turubka oo lagu khammaaro.
m.dh
Wadaag:
Wax qiro u yeelid. ld qaree.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.
m.l
Wadaag:
Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Midabka ciiryaamada; wixii kaloo midabkaas yeesha (habaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm).
Boor ay dabayl kicisay.
m.dh
Wadaag:
Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah.
Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho.
ld shirayn.
m.dh
Wadaag: