Qeexid
"Qof fal in uu sameeyey caddeyn."
[-rtay, -ratay]
qiro2 tay
qiro2 atay
f.g3"Qof fal in uu sameeyey caddeyn."
Wadaag:
Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tirooyinka hadda guud ahaan la adeegsado waxa ay ku salaysanyihiin habdhis salkiisu yahay Hindi Carab.
(xis.) Tiro kasta oo ah maangal ama murakab waxa jiro noocyo badan oo tirooyin ah: (b) tirsiimo (abyoone togan) (t) tiro idil (j) abyooneyaasha (x) tiro lakab ah (kh) tiro lakab la'.
(nax.) Koox naxweed oo waxqabadkeedu yahay in ay tilmaanto cadad dad, xayawaan iyo shay oo giddigooda ah tirsamayaal.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Xoolo kale ka soocasho. 2 (f.mg) Xoolo habeen daajisasho. 3. (f.mg) Xoolo habeen daaqid.
(f.mg) Xoolo habeen daaqid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax qiro u yeelid. ld qaree.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Caddeynta la isku caddeeyo arrin doodi ka taagnayd eeddeeda.
m.l
Wadaag:
Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.cimi) Cuf saxarro yaryar oo boor ah, qiiq iwm kuwaas oo qariya gibilka ilaa iyo meel u dhaw dhulka dushiisa, taas oo keenta in uu yaraado araggu ilaa iyo 2 Km. meel ka hooseysa marka laga soo cabbiro dhulka dushiisa, laakiin 1 Km. ka hoos ciiradu kama jirto.
m.dh
Wadaag: