Qeexid

"Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qisaas oo kali ah:
  • . In ay ku dhawaaqaan in la qisaasayo qofkii qof dila wixii manta ka dambeeya.
  • Qaaliga Maxkamadda ayaa sheegay in ehellada marxuumkii horay loo dilay ay go'aan ku gaareen in loo qisaaso marxuumka, isagoo sheegay inay ehellada marxuumka u bandhigeen inay cafiyaan ama ay diyo qaataan, balse ay ku adkeysteen in loo qisaaso.