Qeexid
"Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid."
[-say, -stay]
qisaas2 ay
qisaas2 tay
f.g1"Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid."
Wadaag:
Qof qisaas loo haysto ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay.
Oddoros; male.
m.dh
Wadaag:
Wax cusub oo lasameynayo bilaabid. ld aasaas2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
m.dh
Wadaag:
Wax dhulka ku xabaalid(dad dhintay); duugid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Milme iyo hoore isku labid.
Wax kala jaad ah isku darid.
Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag: