Qeexid
Qof qisaas loo haysto ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof qisaas loo haysto ahaansho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qisaasan. ld qisaasnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qisaas2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku q.: wax meel ama wax kale ku aaddan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -smay, -santay
Qeexid: ld asaasan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la asaasayahaansho. ld aasaasan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Waxasaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsigacusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa,-snayd
Qeexid: ld asaasan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax basaasay ahaansho (timo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Biyo iwm wax kale ku labmid.
Qeexid Xigta: Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -sanaty; -smi) Wax cidiaastay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la aasayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Biyo iwm oo wax ku labmay ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof xasilloonidarro maskaxeed la kulantay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld qisaasnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof fal uu sameeyey qiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qisee. ld qisood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ammo, m.dh) Caato; weyd, macluul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Xoolo caatoobid; weydoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]