Qeexid
Ka q.: sheeko cid ama arrin ku saabsan cid u sheegid.
Qeexid Xigta
U q.: cid u skeekayn.
[-seeyay, -saysay]
f.mg2Ka q.: sheeko cid ama arrin ku saabsan cid u sheegid.
U q.: cid u skeekayn.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Sheeko; taariikh.
Qeexid Xigta: Wax dhacay; war.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Cid sharfid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax qiro u yeelid. ld qaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Laba wax ama ka badan mase ka dhigid.
Qeexid Xigta: Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld qisee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Wax araggooda ama heliddooda aad u rabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qisayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qisee. ld qisood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax dhanka qiblada u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid.
Qeexid Xigta: Cid sharfid. ld qaymee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qish1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]