Qeexid
"Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn."
[-shay, -shtay]
qish2 hay
qish2 htay
f.g1"Imtixaan si tuugannimo ah uga shaqayn."
Wadaag:
Si tuugannimo ah oo imtixaan looga shaqeeyo. ld qishid.
m.l
Wadaag:
Ka q.: sheeko cid ama arrin ku saabsan cid u sheegid.
U q.: cid u skeekayn.
f.mg2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Budo hoore yar ku qasid.
Cajiin sameyn.
Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag: