Qeexid

"eeg qixi. ld qaxin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qixin oo kali ah:
  • Dagaalka ka socda waqooyiga Muqdisho ayaa sababay inay qaxaan kumanaan qof oo aan weli ka qixin caasimada, kuwaasoo ku biiray dadkii ku sugnaa duleedyada Magaalada Muqdisho.
  • "Degmooyinka ay dadkan qaarkood ka kaceen waa kuwo aan weligood laga qixin oo dhinacyada koonfur-galbeed iyo waqooyi kaga yaala Muqdisho, degmooyinkaasna waa kuwo maanta haawanaya" ayuu yiri William.