Qeexid

"Diir; dub; qolof."

Qeexid Xigta

Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qob oo kali ah:
  • Waxa kale oo war macsiyeedku intaa raaciyay in gabadhaasi qoqoba dhaafkaa ay ku dhashay ilmo ku maraq ah.
  • Qoraal 30 xaanshiyadood oo isku qobtolan ayaannu hawshii oo dhan isugu geeynay.