Qeexid
Dhaxan qabow oo habeenkii soo dhacda; nadwad; dheel.
Dhaxan qabow oo habeenkii soo dhacda; nadwad; dheel.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Geed caleemo balballaaran oo saliid leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Diir; dub; qolof.
Qeexid Xigta: Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhaxan aad u qabow oo habeenkii soo dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh.
Qeexid Xigta: Gafuurka shimbiraha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn.
Qeexid Xigta: Nafley karantiilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka.
Qeexid Xigta: (xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Roob muddo dheer da'a oo aan biyo dhigin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm.
Qeexid Xigta: Dhul yar oo hareeraha ka xaydaaman.
Qeexid Kale: Karantiil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-shyo, m.dh) Nafley lab oo gaboobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: qoqobo aqal gudahiisa; daah. 2. Aqal la kala qoqobay intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.
m.l
Qeexid: (-bayaal, m.l/dh) Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]