Qeexid
"Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo."
[-olay, -oshay]
qobtol2 lay
qobtol2 shay
f.g1"Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
m.l
Wadaag:
Heeryo wax la qobtolay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed.
Ku q.: cid ku jeesjeesid.
f.mg1
Wadaag:
Aqal kala qoqobid.
Nirig carrab ka jeexid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho.
Hal ilmo diiddey qallacid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag: