Qeexid
"Heeryo wax la qobtolay ahaansho."
[-lnaa, -lnayd]
qobtolan naa
qobtolan nayd
f.mg4"Heeryo wax la qobtolay ahaansho."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
m.l
Wadaag:
Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Nirig naaska laga goynayo wax carrabka laga dalooliyay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Xero, aqal iwm wax la qoqobay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xarig wax la qoolay ahaansho.
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: