Qeexid

"Wax iswato qayb ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qod oo kali ah:
  • Furitaanka dib, waxey u guddo galeen qeybihii fadhiyey Shirka in ay bilaabaan Dooda Qodobada horyaala, lana rajeynayo gabagabada kulanka in ay kasoo saaraan Bayaan ay isku raacsan yihin.
  • Madaxweyne, waxaan kugu baraarujinaaya inaad qodabadan hoga tusaalaha ah dhinaca wanaagsan iska taagto si aad u ogaato inaan adiga kula jiro oo aanan kaa soo horjeedin.