Qeexid

"Dhul falasho."

Qeexid Xigta

Meel dumsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodo oo kali ah:
  • Mar aan qodobkaas wax ka weydiiyay wuxuu Axmed Jaamac ku jawaabay, “horta muddo-kordhin dambe ma jirto, ee iyada meesha ka saar. 5-sannadood bay wax ku qaban waayeen.
  • "Magaalada Cadaadley waxay jenbiga ka saaran tahay doox weyn oo biyo mareen ah, waxayna magaaladu xiliyo aan fogayn ka cabi jirtay laaso gacanta lagu qodo oo dooxa ku yaal, laakiin hay'adda Unicef ayaa ceel u dayactirtay, ceelkaas ayey hadda ka cabaan.