Qeexid

"Dun, xarig iwm oo laba waxood ama ka badan la iskula qabto."

Qeexid Kale

Qaybaha sharciga u qaybsama mid ka mid ah. 4. Summad xoolaha lagu dhigto oo u eg nuunka carabiga oo hoos u jeeda. 5. Qormooyinka wargeyska ku qoran mid ka mid ah; maqaal; qormo.

Qeexid Xigta

Musmaar gaaban oo dabada u buuran oo kabaha lagu qurxiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qodob oo kali ah:
  • Ilaa inta doorashado dhaceyso, waa in Guddida Dhexdhexaadintu ay bishiiba mar soo saartaa bayaan cadeynaya geedi socodka talaabooyinka lagu hirgelinayo qodobada heshiiskan.
  • Sharcigan ayaa waxaa dhaliilay qaar ka mid ah suxufiyiinta Soomaaliya, oo sheegay inay ku jiraan qodobo aan la aqbali karin.