Qeexid

"Dun, xarig iwm laba waxood iskula qabasho."

Qeexid Kale

Gabadh la guday tolid.

Qeexid Xigta

Musmaar gaaban oo daba buuran leh kabo iwm ku qurxin.

Wadaag: