Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
qodow
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `qodow`
qoodow
Qeexid
Dabaggaalle; uunrays.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qodo
Qeexid
Dhul falasho.
Meel dumsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qodob
Qeexid
(-dbo, m.l) (nax.) Qurub magacyada qaarkood ka raaca dhammaadka si uu uga dhigo wax cayiman. Tus. “Aqal ka”, “inan-ta”.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qodob
Qeexid
Dun, xarig iwm oo laba waxood ama ka badan la iskula qabto.
Musmaar gaaban oo dabada u buuran oo kabaha lagu qurxiyo.
Qaybaha sharciga u qaybsama mid ka mid ah. 4. Summad xoolaha lagu dhigto oo u eg nuunka carabiga oo hoos u jeeda. 5. Qormooyinka wargeyska ku qoran mid ka mid ah; maqaal; qormo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qodob
Qeexid
Dun, xarig iwm laba waxood iskula qabasho.
Musmaar gaaban oo daba buuran leh kabo iwm ku qurxin.
Gabadh la guday tolid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qod
Qeexid
Wax iswato qayb ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qod
Qeexid
(-dad, m.l) Qori weyn oo qalalan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qod
Qeexid
Dhinac; gees.
Qayb; in.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qod
Qeexid
Meel duleelin.
Beer ka shaqeyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qodobka
Qeexid
qodobka rh m.l (-bo ..., m.dh) (baay) Lid jidh-dhakooliye oo joogistiisa ama maqnaanshihiisu unugyada cascas ee dhiigga guudkooda ay ku samayso salka habdhiska kooxaha dhiigga ee rh.
Wadaag:
qode
Qeexid
Cirboor; cirwareen; leexo.
Nooc qaadka hareeriga ka mid ah oo gaagaaban aadna u jilicsan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qodax
Qeexid
(-dxo, m.l) Caaradda yar oo fiiqan, waxna mudda oo geedaha qaarkood bixiyaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qadow
Qeexid
ld qadi
Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola.
Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
qadow
Qeexid
(-dway, -dowday; -dwi) Geed qadow bixin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-dowday)
Wadaag:
qodan
Qeexid
(-dmay, -dantay; -dmi) Dhul wax la qoday noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-dantay)
Wadaag:
qodan
Qeexid
Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho.
Beer wax la falay ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
qoddo
Qeexid
Dhererka meel la qoday leedahay.
Wax intiisa aasan.
Macnaha fog ee hadal leeyahay. ld qoto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qodid
Qeexid
ld qoditaan, qodniin, qodow.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qoodo
Qeexid
Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
qardow
Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-owday)
Wadaag: