Qeexid

"Qof ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qofee oo kali ah:
  • Macnaha eraygaasi waa in shakhsiyadaasi noqoto mid bulshadeeda ka aragti dheer, iskuna wadi karta, taasoo ay weheliso in doonista qofeed ay ka horaysiiso ta umadda.
  • Cabir fikir qofeed ama mid ka tarjumaya dareenka guud ee bulsho khalkhal iyo burbur ma keeno e, horumar ayaa uu horseedaa, dheeftiisana kal kale ayaa laga garawsadaa, - doqonise moog.