Qeexid
"(f.g) Haraa xaabid (nafley)."
Qeexid Xigta
(f.mg) Qolof yeelasho (nabar iwm).
[-stay, -satay]
qolfays tay
qolfays atay
f.g"(f.g) Haraa xaabid (nafley)."
(f.mg) Qolof yeelasho (nabar iwm).
Wadaag:
Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg qolfayso. ld qolfaysasho, qolfaysad, qolfaysi.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Doon dalooshantay cuf gelin.
(f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Weel gaboobay oo aan la isticmaalin.
ld qolfaadid. Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax qorrax u dhigid.
(f.mg) Cid qorrax isu dhigid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Qondhaco isu dhigid (nafley).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qalab wax lagugooyo, af u yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qondhaco isu dhigid (nafley).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Meel daloosha guf ku cufaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-lal, m.l) Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
m.l
Wadaag: