Qeexid

"Qabiil."

Qeexid Kale

Koox isku meherad ah.

Qeexid Xigta

Ummad.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qolo oo kali ah:
  • Miraha oo dhalo waxee u ehyihiin sida cambuulada waxee ku jiraan qolof dheer.
  • Gacan ku haynta magaalada Baladweyne ayaa noqtey mid gacanta u gasha hadba qolo taasoo sababtey in dagaal joogta ah ka dhaco oo waxyeelo u gaysta shacabka dagan halkaas.