Qeexid

"Dubka sare ee geedaha."

Qeexid Kale

Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.

Qeexid Xigta

Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine