Qeexid
"ld qoloqoleyn."
"ld qoloqoleyn."
Wadaag:
Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.
m.dh
Wadaag:
Dubka sare ee geedaha.
Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.
Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
m.l
Wadaag:
Biyo meel godan isugu gayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.
f.mg3
-obday, -obatay
Wadaag:
Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho.
Nabar qolof ka dhicid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg qolofdhacso. ld qolofdhacsad, qolofdhacsi.
m.f.dh
Wadaag: