Qeexid
Nirig naaska laga goynayo wax carrabka laga dalooliyay ahaansho.
[-lnaa, -lnayd]
f.mg4Nirig naaska laga goynayo wax carrabka laga dalooliyay ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Maro lagu kala
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Aqal kala qoqobid.
Qeexid Xigta: Nirig carrab ka jeexid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Xarig wax la qoolay ahaansho.
Qeexid Xigta: U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qolqol2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Heeryo wax la qobtolay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: ld qoolaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qolee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qeexid Xigta: Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qolaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qabiil.
Qeexid Xigta: Ummad.
Qeexid Kale: Koox isku meherad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]