Qeexid
"Hal caano badan leh (geel)."
"Hal caano badan leh (geel)."
Wadaag:
(-lal, m.l) Qaybaha uu guri u qaybsamo middood oo aan ahayn musqusha iyo jikada. ld qawlad, qoolad, qowlad.
m.l
Wadaag:
Dubka sare ee geedaha.
Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan.
Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
m.l
Wadaag:
Biyo meel godan isugu gayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.
m.dh
Wadaag:
Aqal kala qoqobid.
Nirig carrab ka jeexid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag: