Qeexid
"Wax kala baxsanaa isku soo roorid engeg ama kulayl dartii."
[-bay, -btay]
qombob2 ay
qombob2 tay
f.mg1"Wax kala baxsanaa isku soo roorid engeg ama kulayl dartii."
Wadaag:
Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.
m.l
Wadaag:
Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm.
Dhul yar oo hareeraha ka xaydaaman.
Karantiil.
m.l
Wadaag:
(-dbo, m.l) (nax.) Qurub magacyada qaarkood ka raaca dhammaadka si uu uga dhigo wax cayiman. Tus. “Aqal ka”, “inan-ta”.
m.l
Wadaag:
Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno.
m.dh
Wadaag: