Qeexid
Kulaylka cadceedda subaxdii.
Kulaylka cadceedda subaxdii.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qondhaco isu dhigid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qondhacaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kulka qorraxda. ld qundhoco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Jariirico oogada ku fidda oo ay dhaliso naxdin, dhaxan ama jirro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qondhacayso. ld qondhacaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qamandhaco dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Qabandhaco dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qorrax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]