Qeexid

"Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh."

Qeexid Kale

Taakada kabaha.

Qeexid Xigta

Anqow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine