Qeexid
Wax kaltan u gelid.
[-stay, -satay]
f.g3Wax kaltan u gelid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qoodeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qodee. ld qoode (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Kal; mar.
Qeexid Xigta: Wadiiqo yar lo'du sameyso.
Qeexid Kale: ld qoodeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoodeyso. ld qoodeysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Xoolo si isdabajoog ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qoryo gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Si qowlaystenimo ah u noolaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
Qeexid Xigta: D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax qorsheysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhibsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka q.: neef qoor ah cid ka amaahasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabaggaalle; uunrays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld qubeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qeexid Xigta: Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Biyo ku mayrasho. ld qabeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax xoog ama awood yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld oodeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]