Qeexid
"Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo."
Qeexid Xigta
ld qoofalid.
"Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo."
ld qoofalid.
Wadaag:
Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Wax la qoofalay ahaansho (awr ama faras).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Ul weyn.
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m.l
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh.
Anqow.
Taakada kabaha.
m.l
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag: