Qeexid

"Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro."

Qeexid Kale

Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

Qeexid Xigta

Ul weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qool oo kali ah:
  • Waraaqdan oo wadatay shaabaddii iyo saxeexii Faarax Oomaar, waxa loo dhiibay askari Somali ah oo kooxda shirqoolka waday ay sii qorsheeyeen jidka uu marayo iyo xilliga uu baxayo.
  • Wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya mesfin iyo raysal wasaaraha ayaa markii dambe hal diyaarad ka wada qaaday magaalada baydhabo, waxa ayna u baqooleen dhinaca iyo Dalka Itoobiya.