Qeexid
"Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro."
Qeexid Kale
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
Qeexid Xigta
Ul weyn.
"Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro."
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
Ul weyn.
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
m.l
Wadaag:
Cod gaar ah oo ay dadku sameeyaan marka ay faraxsanyihiin iyagoo ilkaha caddaynaya.
m.l
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
m.dh
Wadaag:
Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.
m.l
Wadaag:
Dabar suun ka samaysan oo awrta iyo fardaha jeenyaha hore lagaga seeteeyo.
ld qoofalid.
m.l
Wadaag:
Xarig wax la qoolay ahaansho.
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: