Qeexid
"Suun ama xarig siriq u samayn."
Qeexid Xigta
Cid khayaameyn.
[-oolay, -ooshay]
qool2 olay
qool2 oshay
f.g1"Suun ama xarig siriq u samayn."
Cid khayaameyn.
Wadaag:
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Ul weyn.
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m.l
Wadaag:
Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Aqal kala qoqobid.
Nirig carrab ka jeexid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed.
Ku q.: cid ku jeesjeesid.
f.mg1
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
m.dh
Wadaag:
Xarig wax la qoolay ahaansho.
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Awr ama faras jeenyaha hore dabar suun ah uga seeteyn.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.
m.l
Wadaag: