Qeexid

"Bir iwm wax qaroofmay noqosho."

Qeexid Xigta

Dab wax la agaasimay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoolaaban oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha dhegaha qool-qoolaabanow waxaanu iminkana idin huluuqsiin doonaa war iyo wacaal wixii aan caro-edeg idiinka soo faromaroojiyey, waxaana maanta idinku cawdhin doono weriye Ina Af-buushe.