Qeexid
"eeg qoolaaban. ld qoolaabnaansho."
"eeg qoolaaban. ld qoolaabnaansho."
Wadaag:
Qallooc; nadooc; qolxo.
Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw1.
m.l
Wadaag:
Wax qalloocin.
Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(daaw.) Qaabdarro cageed oo lagu dhasho saameyn kartana hal cag ama labada cagoodba taasoo qofka qaba uusan cagta cad wada dhig karin dhulka. Nooca ugu badan (Talipes Equinovaris) lugtu waxay u godontahay hoos waxayna u qalloocantahay gudaha sidaas darteed qofka qaba wuxuu u socdaa girgirka dibadda xiga ee dusha cagta.
m.dh
Wadaag:
Bir iwm wax la qaroofay ahaansho.
Dab wax la agaasimay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Bir iwm wax qaroofmay noqosho.
Dab wax la agaasimay noqosho.
f.mg1
-bmay, -bantay
Wadaag:
eeg saaban. ld saab-naansho, saabsanaan, saabsanaansho
m.f.dh
Wadaag: