Qeexid
ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego.
Qeexid Xigta
Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.
ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego.
Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: Wax ilqoorka ka eegid.
Qeexid Xigta: Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qoollaalli1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoollin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoolli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Suun ama xarig siriq u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Balli yar oo ay biyo ku hareen.
Qeexid Xigta: Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qallooc; nadooc; qolxo.
Qeexid Xigta: Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax qalloocin.
Qeexid Xigta: Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoolaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qoolaab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waddo aan toobiye ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: ld qoolaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Qeexid Xigta: Ul weyn.
Qeexid Kale: Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Suun ama xarig siriq u samayn.
Qeexid Xigta: Cid khayaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Dab shidasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qoolati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoolaab
Qeexid Xigta: 2. eeg qoolaaw2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo/malloolli, m.dh) Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]