Qeexid
"eeg qoolli."
"eeg qoolli."
Wadaag:
Dhal xoolaad hooyadood qool ku nuugid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
m.dh
Wadaag:
Wax ilqoorka ka eegid.
Si isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto u socosho.
f.g1
Wadaag:
ld qoollaalliyid. Eegidda wax ilqooreedka laga eego.
Socod isqaadqaad iyo isla weyni ku jirto.
m.l
Wadaag:
Suun ama xarig siriq u samayn.
Cid khayaameyn.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Ul weyn.
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Xarig wax la qoolay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xarig wax la qoolay ahaansho.
U q.: qof, wax dhacay ama dhici doona dhibaatada ka timaada ka masuul ah ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Geed dheer oo aan qodax lahayn oo caleemo cagaaran iyo hoos qabow leh. ld qoolaati.
m.l
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag: