Qeexid
"Gef la sameeyey ka xumaansho."
[-meeyay, -maysay]
qoomamme eeyay
qoomamme aysay
f.mg2"Gef la sameeyey ka xumaansho."
Wadaag:
(-oonmay, -oomantay; - oonmi) Wax qooni gaartay noqosho (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Xoolo rar saarid.
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Cid khayaamayn.
Cid indhatirid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Xoolo si isdabajoog ah u socosho.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Reer si qorsho leh u dejin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax qooni gaartay ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: