Qeexid
"eeg qoondee."
"eeg qoondee."
Wadaag:
Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
f.mg1
-nmay, -nantay
Wadaag:
Miraha geedka baarta.
Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela.
Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.
m.l.u
Wadaag:
(-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m.l
Wadaag:
Geed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu dhisto leh.
m.l
Wadaag: