Qeexid

"Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan."

Qeexid Kale

Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.

Qeexid Xigta

Ciyaar; dheel.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine