Qeexid
"Xoolo lab qooq ku dhicid."
Qeexid Kale
Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
Qeexid Xigta
Ciyaarid; dheelid.
[-qay, -qday]
qooq2 ay
qooq2 day
f.mg1"Xoolo lab qooq ku dhicid."
Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
Ciyaarid; dheelid.
Wadaag:
Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.
Ciyaar; dheel.
Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee qanjaafaha leh.
Anqow.
Taakada kabaha.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Wax meel ay saarnaayeen ama ku dhegganaayeen in yar kor uga kicid.
Kadalloob u fariisasho.
f.g
-qay, -qday
Wadaag:
Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho.
Xero xoolaad sameysasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro.
Ul weyn.
Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.
m.l
Wadaag: