Qeexid
"Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho."
Qeexid Xigta
Xero xoolaad sameysasho.
[-rtay, -ratay]
qooqaar tay
qooqaar atay
f.g3"Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho."
Xero xoolaad sameysasho.
Wadaag:
Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax abaahiyaan.
Ciyaar; dheel.
Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab qooq ku dhicid.
Ciyaarid; dheelid.
Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay.
Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.
m.dh
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag: