Qeexid
"Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn."
Qeexid Xigta
Si cadaawad leh u dagaalamid.
[-gooyay, -goysay]
qooraggo ooyay
qooraggo oysay
f.g2"Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn."
Si cadaawad leh u dagaalamid.
Wadaag:
Senge (faras).
ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
m.dh
Wadaag:
Nafley surka jug ka gaarsiin.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya.
ld qoorasho.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.dh) Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag:
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Socdaal ugu horrayn.
(f.mg) Beer dooxyo u yeelid.
f.g
-ooyay, -oysay
Wadaag: