Qeexid
Senge (faras).
Qeexid Xigta
ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
Senge (faras).
ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn.
Qeexid Xigta: Si cadaawad leh u dagaalamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qooraggooyo (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qooraggoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qooraggoo. ld qooraggoys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.dh) Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoorgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qoorasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Nafley surka jug ka gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xoolaggoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya.
Qeexid Xigta: ld qoorasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kooraggooye ahaansho (nin).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Neef ido ah oo qadaad cad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -teysay
Qeexid: ld qooro2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]