Qeexid Xigta
ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).
Wadaag:
Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
ld baroordiiqid.
m.f.dh
Wadaag:
Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya.
ld qoorasho.
m.dh
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag: