Qeexid
"Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado."
"Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado."
Wadaag:
Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya.
ld qoorasho.
m.dh
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag:
Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn.
Si cadaawad leh u dagaalamid.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag: