Qeexid

"Nafley surka jug ka gaarsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoorgoo oo kali ah:
  • Qoorgooye waa cudur khatar ah oo maskaxda gala, oo qandho, madax-xannuun, matag wata.
  • Jawaabtu waxay noqonaysaa, Cabdillaahi Yuusuf sidiisaba waxaa loo yaqaan nin qoorgooyada iyo kelitalisnimada aad ugu dheereeya.