Qeexid
"Oon aad u daran dareemid."
[-oomay, -oontay]
qooryoon4 omay
qooryoon4 ontay
f.mg1"Oon aad u daran dareemid."
Wadaag:
Harradsan.
Dayowsan; wareersan.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).
f.mg1
-nmay, -nantay
Wadaag:
Luqun, sur, tun, marmar.
(-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
m.dh
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
Xoolo lab oo aan la dhufaanin.
Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
m.l
Wadaag:
(-ooman, m.l) Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.
m.l
Wadaag:
Miraha geedka baarta.
Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela.
Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.
m.l.u
Wadaag:
Geed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu dhisto leh.
m.l
Wadaag: