Qeexid

"Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho."

Qeexid Kale

Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.

Qeexid Xigta

bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qoran oo kali ah:
  • “Anigu waan ka xishoon lahaa haddii aan Madaxweyne ahay ama Wasiir ahay oo aan gaadhigii Ummadda wato oo haddana halkaa dheegga ay igaga qoran tahay ‘U Codee UDUB’.
  • Mise waxa ku qoran sheeko isaga ka hadleysa.